Musharaxiin Soomaali ah ay ku jirto Ilhan Cumar oo kusoo baxay doorashadii Xisbiga Dimuqraadiga

Musharaxiin asalkoodu Soomaali yahay oo ay ku jirto Xildhibaanada caanka ah ee Ilhaan Cumar ayaa ayaa kusoo baxay doorashada horudhaca ah xisbiga Dimuqraadiga ah ee ka dhacday gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka. Ilhaan Cumar iyo musharaxiinta kale ee Soomaalida waxa ay kasoo adkaadeen musharraxiintii kale ee la tartamayay, iyaga oo isku diyarinaya doorashada ay kaga … Continue reading Musharaxiin Soomaali ah ay ku jirto Ilhan Cumar oo kusoo baxay doorashadii Xisbiga Dimuqraadiga